Shuruucda afrikaanimadu waa barasho baaxad wayn taasoo xukunta ururada horay
umaray ee afrika.
shuruucda afrikaanimadu waa aasaaska is dhexgalka figradahayaga qiimaha leh
taasoo u adeegta midnimada muhiimka ah ee ururada afrikaanka ah,si ay u
gaadhaan waxqabad hurumarleh iyo aayo katashi. |
|
“Nooc dad ahi waxa uu lamid yahay nin qudha oo kale. illaa uu ka isticmaalo garaadkiisa,uuna ku faano taariikhdiisa,muujistana dhaqankiisa,caddeeyana shakhsiyadiisa”.
- El Hajj Malik Shabazz |
|
TheShuruucda afrika waa heshiis dhinacyo badan kaasoo u shaqeeya
tusaale ahaan siloo xaliyo mashaqada caalamka.qaab dhismeedka shuruucda
afrika wuxuu tusaale u sameeyaa wada shaqayn dhan si loo gaadho waxqabad
muuqda iyadoo laga faa idaysanayo khayraadka,shuruucda afrika waxay ku
salaysan tahay 7ba qodob oo muhiima oo kale ah[run,caddaalad,sinnaan,aayo
katalin,midnimo,dhaqan,tacliin,qoys iyo dhaqaale].
|
|
Maanta midnimada afrika waxaa si fudud loogu qeexi karaa wadaagga taariikh
cadaadisleh oo ay kaga horjeeday dhaqan gooniya,mabaa diideena qiimaha leh
looma samayn si wadajirta, fikrado dhalan teedah oo lagu midoobo ookusalaysan midab oo qudha,waa kuwo aan qaan gaadh ahayn .waxaa iska cad waxa
dhab ahaan inoo midayn kara inuu yahay mabda,shuruucda afrika waxaykasoo
jeedaa isir qoys ahaaneed.sidaa aawadeed ,haddii aynu nahay muslim, kiritaan,igbo,yuhuud,kareebiyaan carab,ameerikaan waxa namidayn karaa waa qowmiyadahan oo is dhexgala. |
|